Loading the player...


INFO:
Macmiil kuso dhawoow TOWFIIQ REAL ESTATE Garoowe waxaan ku Haynaa gurigaan oo ka koban [ shan qol- afar suuli-jiko- irid banaan suuli iyo jiko leh - ku yaala halgan area xaramayn- qiimaha 330$ wixii faahfaahina Kala xiriir 0907735306 whats appka 0906414289 ama booqo xafiiska shirkadda ee jidka sodonka